Xukuumada Soomaaliya oo War kasoo saartay Weerarkii lagu qaaday Hotelka SYL

War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa looga hadlay weerarkii dagaalyahano katirsan Al Shabaab xalay ku qaadeen Hotelka SYL ee kuyaala agagaarka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Wasaarada Warfaafinta Warka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ciidamada amaanka ku guuleesteen in ay soo afjaraan weerarkii Hotelka lagu qaaday ayna ku guuleesteen in ay dilaan dhamaan … Continue reading Xukuumada Soomaaliya oo War kasoo saartay Weerarkii lagu qaaday Hotelka SYL